4 qodob oo looga hadlay shirkii Garoowe! – Axadle

Magaalada Garoowe ee caasimada Dowlada Puntland waxaa lagusoo gabagabeeyey maalintii Sabtida madasha 3 maalmood ee machadka Heritage

Shirka waxaa looga hadlay looga hadlay 4 qodob oo muhiim u ah Soomaaliya, waxayna kala yihiin: –

Dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya. Arimaha hirgelinta Nidaamka federaalka oo dhameystiran. Arimaha Amniga Qaranka. Arimaha doorashooyinka dalka.

Shirka waxaa ka soo qeyb galay R / wasaare ku xigeenka Soomaaliya, gudoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka, sedex madax goboleed, xubno ka socday midowga musharixiinta, ururada bulshada rayidka & xubno kale.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More