Arsenal Oo Guul Ku Biloowday Horyaalka , Forest Ayay Taqaluseen
Kooxda Arsenal ayaa guul u biloowday kulankeeda ugh horeeyay horyaalka , iyaga oo laba gool iyo hal kaga taqalusay kooxda Forest
Labada gool ayaa yimid qeybtii hore ciyaarya iyadoo ay saxiixeen Nketiah iyo Saka waxa ayna ahaayeen goolal si wacan looga shaqeeyay halka yağana laga dhaliyay dhamaadka ciyaarta
- Advertisement -
Arinta wanaagsan ee yadadiilada gilineysa taageerayaasha Arsenal ayaa ah qaabka wacan ee ay isku fahasanaayeen wiilasha Arteta
Arsenal wax kale oo ay ugh wacnaayen kubad haysashada waxa ayna kooxda yar u diideen in cagtooda gaarto kubadda xilli %83 mararka qaar ay Arsenal maamulayeen
Kooxd Forest wax ku adkaa in isku dayo sax ah sameeyaan kubadana ka soo fogeeyaan aagooda waana midda keentay in la ciqaabo
Sidaas oo ay that Arsenal wax ay leedahay dhaliil ah in fursadaha is wacan ugu badalin goolal marka la eego heerka ay maamulayeen ciyaarta
Si kastaba ha ahaateen , dhamaadkii Forest wax may dagga u galeen in bar bar dhal Keenan balse daafaca Arsenal ayaa foojignaa waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay 2/1, waxaana xusid Sudan in ciyararta ay dib dhacday 30 daqiiqo sababo la xariira dhanka iibka tikidka
Related