Browsing Category

Love Story

Love Story | Axadle | Firstly, your best love stories, From, love story expert, Almost, advice you can trust. From, the expert staff.

Radio Air Time Marketing: A New Strategy for the Economy

We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take a beautiful picture. We were making our way to the Rila Mountains, where we were visiting the Rila Monastery where we enjoyed scrambled eggs, toast, mekitsi, local jam and peppermint tea. Adderall and flirting with bulimia…

Interior Design Tips: Decorating to Celebrate the Great Outdoors

We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take a beautiful picture. We were making our way to the Rila Mountains, where we were visiting the Rila Monastery where we enjoyed scrambled eggs, toast, mekitsi, local jam and peppermint tea. Adderall and flirting with bulimia…

Complimentary Decor and Design Advice with Summit Park Estates

We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take a beautiful picture. We were making our way to the Rila Mountains, where we were visiting the Rila Monastery where we enjoyed scrambled eggs, toast, mekitsi, local jam and…

Furnish and Accessorize with Flair

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 20aad

Xaaji Baana:  Aamina adeer waa sida uu Sadiiq kuu sheegaya idinka wada hadla annaga waxaad isku fahmi weyndaan ayaan idiin soo dhex geleynaa.   Ducaale: Waa sidaa Amina hadal oo dhibkaaga ka hadal isagana ha hadlee annagana waxaan nahay kuwii idiin dhexdhaxaadin lahaa   Amina Sahra: Laakiin nin lala hadlo meeshaan ma joogo waa nin xalaashiisa xumeeyey noloshana inuu xakaar ka maro ayaan rabaa nolosha intuu dhib I soo marsiiyey ma aha mid aan si sahlan u ilaawi karo Sadiiq nin…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 19aad

Amina oo inta sheekada socotay oo dhan qalbigeeda cajalad kale u shidnaa ayaa la soo booday.   Amina Sahra: Walaahi weligey qof fikir kuma faquuqin Intii aysan hadalka dhameyn Amina waxaa albaabka guigeeda ka soo baxday gabadhii u shaqeyneysay oo gacanta ka wada Akram Amina mar kaliya ayaa ay booday oo ay tiri ha soo bixin geli guriga Amina iyadana meesha ayaa ay ka kacday ujeedka Amina waxa uu ahaa in Sadiiq uusan marnaba arkin wiilkeeda Sadiiq oo fahmaya xaalka ayaa markii ay…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 18aad

markaana uusan kala garaneynin cidaha degan xaafada Sadiiq markiiba hoos ayaa uu soo degay mar kale si uu socod u sameeyo waxaana inta uu socday ka horyimid wiilyaro ah oo aad moodo in Banooni uu ka yimid markaasuus ku yiri.   Sadiiq: Wiilyoow I sug wax baan ku weydiin   Wiilkii: Bal soo daa   Sadiiq: Ma xaafadaan miyaad degan tahay   Wiilkii: Haa ma qof ayaa kaa maqan   Sadiiq: Gabar Amina la yiraahdo oo wiil yar sidata isla markaana markii hore Yurub ka timid ayaan raadinayey…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 17aad

Farxaan haddii uu ogaaday xataa in markaan Fartuun & Ayaanle in aysan is heyn hadana maalin qura waa ku dhiiran waayey inuu jaceylkiisa sheegto si kastana waa isku dayey hadana geesinimo waa la imaan waayo oo uu ku qirto markasta waxa uu ka cabsi qabay inuu Fartuun ku waayo sidaa ayaa uuna u ogaansaday inuusan qirin jaceylkiisa. Waxaana tan inuu gaaro ku qasbey sheeko dheer oo habeen isaga iyo Fartuun dhex martay oo ay ugu sheegtay in ay weli ilaawin Ayaanle oo uu…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 16aad

Farxaan: Waa runtaa qalbiga qofka uu aaminsan nahay xumaan uma quura laakiin adiga maaha in aad sidaan oo dhan aad nafta u cinqaabto ka soo bax qolkaan dukaanka ayaan tageynaa iigu kaalay anigaa kuu sheekeynayo oo warkaaga rabo.   Fartuun: Mahadsanid Farxaan adiga mar kasta waa isku kaa haleeyaa laakiin sidaan igu dhaaf naftaa rabto   Farxaan: Ok laakiin ii balanqaad in aadan nafta cinqaabeynin oo aad hooyadana murug ku dileynin wax cun bulshadana soo dhexgal   Fartuun: Waa…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 15aad

Mar salaadii Maqribka la adimay ayaa uu Xaaji Cabdulle gabadhiisa u soo galay oo fikir sariirt la jiifta wuxuuna weydiiyey sida ay wax yihiin iyo halka ay qabteen aqyaarta ay sheegeysay waxa ay ku hadasha ayaa ay garan weyday Xaajigana isaga oo careysan ayaa uu aqyartiisii misaajidka la aaday salaada kadib ka raali geliyey sida ay wax u dhaceen Xaajiga marka uu guriga yimid ayaa uu xaaskiisa u yeeray oo ku yiri.   Xaaji Cabdulle: Maxay tahay cayaarta ay gabadhaada manta noo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More