QIIMAYN: Kulamadii Koowaad Ee EURO 2020 Oo Soo Dhamaaday Iyo Qiimayn

Kulamadii hore ee tartanka qaramada Yurub ee Euro ayaa lasoo gabo-gabeeyey, waxaana durba soo baxday qiimaynta sida ay waddamadu ugu kala horreeyaan hanashada koobka iyo sida ay u kala awood badan yihiin.

Tartankan oo soo bilowday June 11, laguna daahfuray Talyaaniga iyo Turkey ayaa waddan walba waxa uu ciyaaray hal kulan, waxaana u hadhsan min laba ciyaarood oo wareegga groups-ka ah, kuwaas oo lasoo gunaanadi doono June 23.

Euro 2020 oo soconaya muddo bil ah, lana soo afjarayo July 11, waxa la sugayaa in afarta waddan ee ugu dambeeya ay isla tagaan garoonka qaranka England ee Wembley oo lagu ciyaari doono Semi-finalka iyo finalka.

24ka waddan ee ka qayb-gelaya tartankan ayaa la qiimeeyey sida ay tahay awooddooda ay ku qaadi karayaan koobka, waxaana kaalinta koowaad ku jira Faransiiska oo 1-0 kaga badiyey Jarmalka, waxaana ku xiga Belgium halka Portugal oo xasuuqay Hungry uu kaalinta saddexaad soo galay.

Halkan kaga bogo qiimaynta iyo sida waddamadu ugu kala horreeyaan hanashada Euro:

24. North Macedonia | Kaalintii ay hore ugu jireen: 22aad

23. Hungary | Kaalintii ay hore ugu jireen: 21aad

22. Scotland | Kaalintii ay hore ugu jireen: 20aad

21. Russia | Kaalintii ay hore ugu jireen:18aad

20. Finland | Kaalintii ay hore ugu jireen: 24aad

19. Poland | Kaalintii ay hore ugu jireen: 13aad

18. Wales | Kaalintii ay hore ugu jireen: 19aad

17. Slovakia | Kaalintii ay hore ugu jireen: 23aad

16. Ukraine | Kaalintii ay hore ugu jireen: 15aad

15. Austria | Kaalintii ay hore ugu jireen: 17aad

14. Croatia | Kaalintii ay hore ugu jireen: 14aad

13. Turkey | Kaalintii ay hore ugu jireen: 10aad

12. Switzerland | Kaalintii ay hore ugu jireen:11aad

11. Denmark | Kaalintii ay hore ugu jireen: 8aad

10. Sweden | Kaalintii ay hore ugu jireen: 12aad

9. Czech Republic | Kaalintii ay hore ugu jireen: 16aad

8. Germany | Kaalintii ay hore ugu jireen: 6aad

7. Spain | Kaalintii ay hore ugu jireen: 7aad

6. Netherlands | Kaalintii ay hore ugu jireen: 9aad

5. England | Kaalintii ay hore ugu jireen: 4aad

4. Italy | Kaalintii ay hore ugu jireen: 5aad

3. Portugal | Kaalintii ay hore ugu jireen: 3aad

2. Belgium | Kaalintii ay hore ugu jireen: 2aad

1. France | Kaalintii ay hore ugu jireen: 1aad

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More